FAQs

FAQ's

Frequently Asked Questions

How can I make a reservation at the restaurant? Sideen uga sameyn karaa ballan Hotelka?

To make a reservation, you can either book online through our website or call us directly. We recommend booking in advance to secure your preferred dining time, especially during peak hours and weekends.
Waxaad ballan ka sameyn kartaa labo siyaabood:
Online: Adigoo booqda website-keena oo buuxiya foomka ballanta. Telefoon: Adigoo si toos ah noogu soo wacaya. Waxaan kugula talineynaa inaad hore u sii qabsato, gaar ahaan saacadaha mashquulka ah iyo maalmaha dhammaadka usbuuca.

What menu options are available? Maxaa ku jira menu-ga aad bixisaan?

Our menu features a diverse selection of dishes, including appetizers, main courses, desserts, and beverages. We also offer vegetarian, vegan, and gluten-free options. Check our menu page for the full selection.
Menu-geennu wuxuu ka kooban yahay:

Cuntooyin bilow ah (appetizers)

Cuntooyin waaweyn (main courses)

Macmacaanka (desserts)

Cabitaanno kala duwan

Waxaan sidoo kale bixinaa vegetarian, vegan, iyo gluten-free oo ku habboon dadka xasaasiyadda leh. Waxaad ka heli kartaa dhammaan faahfaahinta bogga menu-ga.

Do you offer catering services for events?
Ma bixisaan adeegga catering-ka ee munaasabadaha?

Yes, we offer catering services for a variety of events including weddings, corporate functions, and private parties. Contact us to discuss your event needs and let us help you create a memorable dining experience.
Haa, waxaan bixinaa adeeg catering oo loogu talagalay:

Aroosyada

Shirka shirkadaha

Xafladaha khaaska ah
Nala soo xiriir si aan uga wada hadalno baahiyahaaga oo aan kuu diyaarinno adeeg xirfad leh.

Can I make special dietary requests? Ma samayn karaa codsi cunto oo gaar ah (dietary request)?

Absolutely! We are happy to accommodate special dietary requests and allergies. Please inform us of your needs when making your reservation or when ordering, and we will do our best to ensure your dietary requirements are met.
Dabcan!haa Waxaan si farxad leh u qaabilnaa:

Xasaasiyadaha cuntada>

Codsiyada gaarka ah

Diyaarinta cunto gaar u ah caafimaadkaaga
Fadlan noogu sheeg markaad ballan samaynayso ama markaad dalbanayso.

What payment options are available? Maxay yihiin hababka lacag bixinta?

We accept various payment options including credit/debit cards, mobile payments, and cash. For large parties or events, we can arrange for invoicing if needed. Please contact us for more details.
.
Waxaan aqbalnaa: Kaarka deynta/kaarka lacag bixinta Mobile payment (telefoonka) Lacag caddaan ah Haddii ay tahay koox weyn ama munaasabad, waxaan kuu diyaarin karnaa invoice. Nala soo xiriir haddii aad u baahan tahay faahfaahin dheeraad ah.

FAQs Image