Venue Single

Grand Ballroom

HOOLASHEENA

Ku qabso dhacdooyinkaaga Hoolasheena quruxda badan, ee Hotelka, kuna raaxayso heer sare oo sharaf leh, casri ah, oo soo jiidasho leh

Hoolasheenu waa meel weyn oo raaxo iyo bilicsami leh, kuna habboon: — Aroosyada — Xafladaha shirkadaha (Corporate Events) — Munaasabadaha bulshada iyo kulamada gaarka ah Waxay leedahay adeegyo casri ah iyo naqshad qurxoon, taasoo ka dhigaysa in munaasabaddaadu noqoto mid aan la ilaawi karin..

Goobaha Venue-ga (Venue Spaces)::

Our Grand Ballroom Meel weyn oo ku habboon aroosyada waaweyn iyo xafladaha shirkadaha.:

  • Grand Ballroom - Capacity: 300. Awooda:300 qof Meel weyn oo ku habboon aroosyada waaweyn iyo xafladaha shirkadaha.
  • Conference Room - Capacity: 50 Awooda: 50 qof Ku habboon shirarka, kulamada ganacsiga, iyo tababarada.
  • Outdoor Garden - Capacity: 100. Awooda: 100 qof Barxada dibadda ah oo aad u qurux badan, ku habboon xafladaha

Venue Amenities:Adeegyada iyo Faa’iidooyinka Venue-ga

Our Event offers a range of amenities to ensure a comfortable and enjoyable experience:

  • 24/7 Concierge Service. Adeeg 24/7 Concierge Service. Hagid iyo caawimaad joogto ah oo martida u diyaar ah.
  • High-Speed Wi-Fi. Internet degdeg ah oo loogu talagalay martida iyo shirkadaha.
  • Full-Service Catering. Cunto iyo adeeg buuxa oo tayo sare leh, oo lagu diyaarinayo suxuun kala duwan.
  • Ample Parking Space. Goob baarkin oo weyn oo martidu si fudud u isticmaali karto.

Venue Location:

Venue Details

Venue Type

Air-Conditioned Function Hall

Indoor/Outdoor

Indoor

Event Type

Wedding, Social, Corporate, Picnic

Capacity

Standing: 600
Seated: 350

Style/Decor

Traditional Garden

Area

1000 sq ft

Pricing

Venue Rental Only: $00
Venue + Catering: $0,000

Phone

+252 63 8888603

Email

goljanno38@gmail.com

Address/Location

bariga goljannadi hore ku dhawad 100mr

Website

https:www.goljannogardencafe.com

Book Now