overview
services
sample menu
venue
gallery
AROOSYADA
Ku soo dhowow adeegga Catering-ka Aroosyada!
Waxaan ku takhasusnay diyaarinta waayo-aragnimo cunto oo aan la ilaawi karin, si gaar ah loogu habeeyay aragtidaada arooska, si loo hubiyo in faahfaahin kasta ay noqoto mid qumman oo gaar ah maalintaada weyn..
Muuqaalada Arooska(Event Highlights):
Adeeggeena Wedding Catering wuxuu bixiya faa’iidooyin badan oo ay ka mid yihiin::
Naqshad Menu Gaar ah: Cuntooyin si khaas ah loo qorsheeyay iyadoo lagu salaynayo doorashadaada.
Qorsheyn Xafladeed oo Khabiir ah: Koox khibrad leh oo kaa caawisa qorshaha iyo isku-dubbaridka.
Miisyo Qurux Badan: Qurxinta iyo dejinta miisaska si heer sare ah.
Shaqaale Adeeg oo Xirfad Leh: Shaqaale tababaran oo lahubiyay lehna adeeg hufan.
Soo Bandhigid Cunto oo Qurux Badan: Cunto si farshaxan leh loo diyaariyay oo soo jiidasho leh
Faa’iidooyinka Muhiimka ah(Key Benefits)::
Markaad doorato adeegga Wedding Catering-keena, waxaad heli doontaa kuwan:
Personalized Culinary Experience(Cunto si gaar ah loogu habeeyay adiga iyo martidaada)
Stress-Free Planning Process(Annaga ayaa daryeelna faahfaahinta si adiga diiradda u saarto farxadda maalintaada).
Seamless Coordination on Your Big Day(Qorshe nidaamsan maalinta arooska)
Memorable Dining Experience for Guests(Martidaada waxay ku raaxaysan doonaan dhadhan iyo adeeg aan caadi ahayn).
Attention to Detail and Quality(Wax kasta waxaa loo sameeyaa si taxadar iyo tayo sare leh)
Ikhtiyaarada Habeynta(Customization Options)::
Waxaan bixinaa xulashooyin badan oo lagu habeyn karo adeeggaaga aroos
Tailored Menus to Suit Your Preferences(Cuntooyin la habeeyay si ay ugu habboonaato dhadhankaaga).
Dietary Accommodations for Guests(Cuntooyin Lagu Tixgeliyo Baahiyaha Caafimaadka: Xulashooyin loogu talagalay dadka qaba cunto-xasaasiyadaha ama soonka)
Themed Presentations and Decor(Qurxin iyo Muuqaal Mawduuc Leh: Soo bandhigid cunto iyo dekoro ku habboon mawduuca arooska.)
Flexible Service Styles (Buffet,Plated,Family-Style)(Noocyo Adeeg oo Fudud: Buffet, miis walba lagu keeno (plated), ama family-style).
Coordination with Wedding Planners(Isku-duwid La Wada Wado Qorsheeyayaasha Aroosyada: Si loo hubiyo in wax walba u socdaan si habsami leh).
Event Planning
Our expert event planning team will assist you in creating a memorable event, from weddings to corporate gatherings.
Read More
Private Dining
Enjoy an exclusive dining experience with our private dining services, perfect for special celebrations.
Read More
Hall room
Downtown, City Center
Capacity: 300
8000 sq ft