Chicken Burger
$5.8
Burger-kan digaaga wuxuu ka kooban yahay bun jilicsan oo dhexda loogu dhigay digaag la shiilay oo si fiican loo marinate gareeyey..
$5.8
Burger-kan digaaga wuxuu ka kooban yahay bun jilicsan oo dhexda loogu dhigay digaag la shiilay oo si fiican loo marinate gareeyey..
$5.8
Burger-kan kalluunku wuxuu ka kooban yahay bun jilicsan oo dhexda looga dhigay fillet kalluun crispy ah oo la shiilay..
$5.8
waa burger gaar u ah dhadhanka “tropical-ka”,oo lagu daray ananas (pineapple) si uu u yeesho dhadhan macaan iyo dhanaan isku jira.
waa baasto penne ah oo lagu kariyo suugo Alfredo oo ka kooban butter, cream, parmesan cheese, iyo garlic.
waa pizza qani ku ah dhadhan hilib lo’aad oo la kariyey oo lagu daro suugo cas,cheese badan,iyo dhir udgoon. Waa pizza aad u buuran oo dhadhan macan leh..
waa pizza macaan oo ka kooban digaag la shiilay,suugo tomato, cheese mozzarella,iyo dhir udgoon. Waxaa lagu daraa khudaar si uu dhadhan dheellitiran u yeesho..
waa pizza ka kooban(kalluunka tuna) la shiilay,cheese mozzarella,tomato sauce, yo khudaar Waa pizza caafimaad leh, oo dhadhan macaa
$5.5
waa baasto lagu diyaariyo isku-dar badeed oo ka kooban shrimp, calamari, fish fillet yaryar, iyo mussels.
$5.0
waa baasto Talyaani ah oo lagu diyaariyo suugo cas oo basbaas leh,kuna saleysan tomato, garlic, olive oil, iyo red chil.Suugadani waxay leedahay dhadhan kulul,iyo udgoon gaar ah oo ka dhiga mid aad u soo jiidasho leh
$1.5
waa baradho dhuuban oo la jarjaray kadibna la shiilay ilaa ay noqdaan crispy jilicsan. Waa chips-ka caadiga ah ee aad ka hesho restaurants, fast food, iyo street food.
$2.0
waa chips (baradho la shiilay) lagu qaso suugo masala oo dhanaan–spicy ah.Chips-kan waa snack caan ah oo dhadhanka qani ku ah.